Share
Taaj Mahaal – “Qasri lagu dhisay Jacayl” oo noqdey Jawharkii Fanka Islaamka ee Hindiya

Taaj Mahaal – “Qasri lagu dhisay Jacayl” oo noqdey Jawharkii Fanka Islaamka ee Hindiya

Taaj Mahaal waa qudbi uu ka dul dhisan yahay qasri lagu hindisay jacayl taam ah oo ku yaalla dhinaca bari ee webiga Yamuna ee magaalada Agra, gobolka Uttar Pradesh, dalka Hindiya. Wuxuu gebi ahaanba ka samaysan yahay dhagaxa Marbalka cad. Waxa dhisay Shah Jahan (1628–1658), boqorkii shanaad ee boqortooyadii muslinka ahayd ee Mugaal, si uu hadh ugu noqdo qabriga xaaskiisii saddexaad ee Mumtaz Mahal oo uu aad u jeclaa, hadda se waxa uu hoy u yahay labadii xabaalood ee boqorka iyo xaaskiisa. Xabaasha boqorka waxa soo rartay inantiisii oo tidhi hooyo iyo aabbo ha iska ag dhowaadeen iyaga oo mayti ah jacaylkoodii awgood.

Halkan ka akhri ama kala deg PDF